21/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo booqdey abwaan Afgudhiye oo lagu canaantey

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo Boorama wali ku sugan ayaa booqdey abwaan Afgudhiye sheegayna in xaalkiisa loogu soo gudbiyay madaxtooyada uuna ka warhayo Cukuse. Saylici ayaa lagu canaantey abwaanka hoostiisa jiifa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS