X

Madaxweyne ku xigeenka waa in shaqo la siiyaa oo la mashquuliyaa hadda waa bilaa shaqee: Axmed Yaasiin

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Daahir Rayaale ayaa shaaca ka qaaday in Saylici bilaa shaqo yahay taasna ay keentay in khilaaf yimaado haddii la mashquuli lahaa Siilaanyana aamini lahaa arinku wuu fiicnaan lahaa hadase waxba ma hayo. Ina Cigaal wuxuu ka dhigey Daahir Rayaale wasiirka difaaca waxa sidaas yiri AXmed Yaasin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.