X

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde oo Saleebaan Gaal u direy fariin: adeer ka dabci

Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ayaa farin u direy Saleebaan Gaal oo hadda Siilaanyo dabada ku hayo si fiicana u aaminey. Axmed Saleebaan ayaa kula taliyay Saleebaan Gaal in aanu mudici ku noqon nabada ee uu u dabciyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.