19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo afka furtey isagoo ku sugan Hargeysa

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland ayaa afka furtey isagoo ku sugan Hargeysa kadib markey soo baxeen warar is khilaafsan oo ku saabsan socdaalkiisa.