November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Hargeysa yaase siidaayay

Wararka ARAABINEWS ayaa sheegaya in madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland lagu xidhey madaarka Hargeysa maalintii Sabtidii.

Wararka ayaa intaas ku daraya in madaxweyne ku xigeenka ay is khilaafeen qaar ka tirsan madaxda madaarka sidaana loo dalbadey askar laguna xidhey madaarka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa markii hore u socdey Itoobiya oo la shegay in uu ka sii dhoofayay. Waxase xadhiga ka sii daayay markii uu maqlay wasiirka arimaha gudaha Faratoon oo ka soo jeeda Sool.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS