X

Madaxweyne Farmaajo oo u dabaaldegay 5 sano yaa aad uga niyad jabsan mudadaas?

Madaxweynaha Soamliya ayaa beri oo Salaasa ah dhamaystay 5 sanno oo uu xafiiska fadhiyo halka dastuur dhoodhoobka gaaladu u qortey dalka uu sheegayo 4 sanno sida dastuurka gaalka weyn ee Maraykanka kan inoo yaala laga soo koobi gareeyay.


Madaxweynaha ayay ku qaadatey muddo hal sanno ah in la fuliyo go’aamo uu la gaaray maamul jufeedyada taabacsan kooxda Xalane ee fadhida Muqdisho kadib markii lagu qasbay inuu doorashada ku wareejiyo iyaga.


Waxay la soo rafaadeen muddo lix builooda ilaa markii dambe loo dhiibay BAAHANE oo isaguna si fiican ugu dadaalay inuu ka faro qabsado oo uu iibsado kuraasta qaar xitaa kuwa ayan lahayn jufadiisa.



Madaxweynaha oo daawanaya waxa socda ayaa dusha ka daawaday ilaa laysku dayay in wax laga bedelo heshiiskii uu gaaray golaha shacabka. Isku soo duub waxa aad uga niyad jabsan kooxda Xalane oo yagu ku faraxsan inay ka joojiyeen doorashadii tooska kana jeclaaday in maamul jufeedyada la hoos geeyo si ay kaalin ugu lahaadaan doorashada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.