Wasiirka maaliyada ee dawlada dhexe ee Somaliya ayaa shaaciyay in madaxweyne amray in 3 milyan hadda loo diro magaalada Hargeysa oo ku aadan u gargaarida dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay dabkii suuqa Waaheen.
”Amarka aan ka qabno madaxweynaha ayaa ah inaan dirno 3 milyan hadda oo hordhaca waxa kale oo jira Somalidu waxay tidhaa fooli hadday timaad gudda qarsiimo hadhay lacag kale oo ku dhow 11 milyan oo u taal Somalilaan, iyadna waan diraynaa ayuu yidhi Dr Beyle.
Waa kaalmadii ugu horeysay ee gaarta maamulka oo furtey keydad lagu soo diro lacagaha. Waxa jabka ugu weyn ka jiraa sida lacagtaa loo isticmaali doono ayadoo aan lagu aamini karin horjooge Muuse HANDARAAB.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay