Madaxweyneyaasha Jabuuti iyo Eriteriya oo Sucuudiga ku kulmey. Kulankan oo xalay ka dhacay Jeddah ayaa daba socda kulamo ay ku martiqaaday boqortooyada Sucuudi Carabiya inay ku dhexdhexaadiso wadamada geeska Afrika ee khilaafka uu sanado badan u dhexeeyay.
Labada dal ayaa dib u soo celinaya xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyay, iyadoo laga heshiinayo colaadii soo jiitameysay ee muranka xuduuda labada dal.
Itoobiya iyo Eriteriya ayaa shalay heshiis taariiqi ah ku kala saxiixday dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaana la filayaa in marka uu dhamaado kulamada ay yeelanayaan Madaxda Jabuuti iyo Eriteriya ay heshiis kala saxiixdaan.
Kulankan ayaa Sucuudigu uga gol lahaa inuu gacanta ku dhig badda cas kana ilaaliyo wadamada kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay