10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo ka hadlay dhexdhexaadin ay dhex dhigeen colaada Guriceel+MUUQAAL

WP_20150213_023Guriceel–Madaxweynihii hore ee Galmudug Caalim ayaa ka hadlay dhexdhexaadin ay ka galeen laba jufo oo isku dagaalay Guriceel oo iska dilay ilaa 20 qof magaaladiina dadkii joogey u gaystay barakac xoogleh. Hooyada buuraha ku umulaysa waxaan leenahay gurigaaga ku soo noqo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS