November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweynihii hore ee Yaman ee Sacuudigu adeegsan jiray oo is casilay

Madaxweynihii xaruntiisu ahayd Sacuudiga ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu sheegan jiray. ”Waxaan xukunka hadda ku wareejay guddi ka kooban 8 xubnood oo wadahadal la geli doona dawlada Yaman ayuu yiri Mansoor Xadi.



Mansoor oo xukunka ay ka tuureen isbahaysi 2015 ay hogaanka u hayeen madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdalle Saalax iyo Xuutiyiinta ayaa Sacuudigu ku burburiyay dalkiisa xilli uu isagu ka raaxaysto Sacuudiga.



Wahaabiyada Sacuudiga ayaa iyadu sheegtay inay nidaamka cusub siin doonto 3 bilyan oo dib loo dhisayo dhaqaalaha dalka halka gaalada qaramada midoobay siin doonaan 300 milyan oo doolar.

Xalka Yaman ayaa ku jira in wahaabiyada Sacuudigu faraha ka qaado.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS