19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweynihii hore ee Yuhuuda Shimon Peres oo bakhtiyay

Madaxweynihii hore ee Yuhuuda Shimon Peres oo xasuuqey kumanaan Falastiiniyiina ayaa ku bakhtiyay gurigiisa oo ku yaala Telcafiif. Shimon Peres ayaa dhinaca kale ka qaybqaatey heshiis dhul lagu siinayay Falastiiniyiinta.

Shimon ayaa ahaa 93 jir wuxuna ka mid ahaa qoxootigii dhulka Falastiinta uga yimi Ruushka. Yuhuuda ayaa dhulka reer Falastiin u soo guurtey sanadihii afartanaadkii halkaas oo Ingiriisku keenay kadib markii ay Yurub ku noolaan kari waayeen.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS