Iyadoo abaar xuni ka jirtey gobolada Somaliland in muddo ahba qaasatan gobolada Awdal ayaa maanta Hargeysa laga oogey roob doon ay ka qaybgaleen madaxda maamulka Hargerysa sida madaxweyne ku xigeenka.
Roob doontan ayaa culimada magaalada Hargeysa dadkii tukadey u sheegeen in la yareeyo cadaalad xumada iyo falalka waaweyn ee lagu dulmayo dadka.
Shalay ayay ahayd markii roob lagu diirsadey uu ka da’ay goboladas AWdal ee xeebaha. Dhinaca kale madaxweyaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa isna roob doon la tukadey dadka reer Burco.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay