28/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Magaalo argagixisada Daacish laga xoreeyay oo dadkii farxad ooyeen kadibna bilaabey in ay…..SAWIRO

Magaalada Manhij ee dalkaasi Siiriya ayaa xulufo Carab iyo Kurdiyiina ka xoreeyeen argagixisada Daacish kadibna dadkii aya farxa ooyey waxayna bilaabeen in ay deg deg u gubaan una xiiraan.

Waxyaabaha haweenku gubeen waxa ka mida marada madow ee haweenka CARABTA khaliijka sida Sucuudiga iyo Iiraan xirtaan inkastoo hadda haweenka Somaliduna wada qaateen siiba intooda qurbaha..

Waxa kale oo lagu khasbey in haweenku wajiga qariyaan sida Sucuudiga iyo Carabta kale oo ay dhaqan u tahay.

Halka raguna bilaabeen in ay gadhka xiiraan. Argagixisada Daacish iyo kuwa la midka ah sida shabaab ayaa la yimi diin cabudhina oo ka fog dhaqankeena ISLAAMKA.

WQA_90772688_mediaitem90772685[1]

_90772652_034608823-1[1] _90772688_mediaitem90772685[1] _90776545_mediaitem90776544[1] _90776968_hi034608010[1] _90777160_034537561-1[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS