21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Magaalo ku taal dalkaasi Cumaan oo laga soomo sadex saacadood kaliya

Magaalo ku taala dalka Cummaan ayaa noqotey meesha kaliya ee adduunka laga soomo saddex saacadood. Degmadani yar lagu magacaabaa Wakaan. Magaalada ayaa ku taal buur badda ka saraysa 2000 o mitir. Waana magaalo aad u qabow oo soo jiidatey indhaha caalamka taas oo keentay in boqolaal qof u yimaadaan dalxiis iyo soonkaba.

Waxay Qoraxda U soo baxdaa tuuldanni yar 11 subaxnimo waxayna u dhacdaa Qoraxda 2:30 duhurnimo saacada Cumaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS