07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Magaalo ku taal Somaliya oo la hayo xilligii la aasaasay iyo sanadguuro loo samaynayo

Magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa noqotey magaalada la hayo xilligii la aasaasay oo hadda ay ka soo wareegtay boqol sano. Duqeyda iyo waxgaradka iyo siyaasiyiinta ayaa ka hadley munaasabad loo samayn doono sanadguuradaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rsDWfgRMb6A[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS