26/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mama Nakruuma oo ka sheekaysay ruwaayadii iyada ugu qosolka badnayd ee sagaal jeer ay dib u daawato

Fanaanada ruug cadaaga ah ee Faadumo Nakruuma ayaa waraysi xiise leh kaga sheekaysay waayaheeda fanka iyo waliba ruwaayadaha ay ku jirtey kuweeda ugu qosolka badan ee ay sheegtay in ay sagaal jeer dib u daawatay. Nakruuma ayaa dhinaca kale soo wada ruwaayad dhaqanka ah oo dhawaan soo bixi doonta.

ARAABINEWS.COM