Waxa magaalada Muqdisho laga furey maqaaxi aan nooceeda hore loo arkin. Maqaaxidan ayaa kariye ilaa amni ilaaliye ka ah haween. Waxana furatey haweenay la sheegay inay maqaaxiyo kale ku leedahay Muqdisho. ”Waxaad is weydiin kartaa ma kariyaan cunto soo jiidasho leh maxayse ku dooratey inay haween keliya shaqaaleysiiso.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay