X

Maqaaxi aan nooceeda hore looga arkin dalka oo Muqdisho laga furey

Waxa magaalada Muqdisho laga furey maqaaxi aan nooceeda hore loo arkin. Maqaaxidan ayaa kariye ilaa amni ilaaliye ka ah haween. Waxana furatey haweenay la sheegay inay maqaaxiyo kale ku leedahay Muqdisho. ā€¯Waxaad is weydiin kartaa ma kariyaan cunto soo jiidasho leh maxayse ku dooratey inay haween keliya shaqaaleysiiso.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.