Madaxweyne Kuxigeenka Ahlusunna Cali Baashi ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud mudadii uu xilka Dalka hayay uu Wadanka galiyay Dib u dhac iyo Musuq Maasuq intaba sida uu hadalka u dhigay, waxaana uu Shacabka Soomaaliyeed u soo jeediyay in ay la Xisaabtamaan Madaxweynaha Soomaaliya.
“Waan Maqlay in Xasan Sheekh uu mar kale doonayo Qabashada Xilka Madaxweyne waxaan Hubaa in Qof Soomaalinimo ay ku jirto uusan Xasan Sheekh Mar kale dooraneyn ayuu sii raacsaday Hadalkiisa”.
Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa sheegay in itoobiya aysan marnaba xiran karin Biyaha Wabiga islamarkaana aysan dhigeyn Qawaaniinta Caalamiga ah Arintaasi.
Hoos ka dhegeyso Xasan Sheekh iyo biyaha wabiga shabeelle
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay