X

Maradoona oo ku eedeeyay naagtiisii hore in ay ka xaday lacag ku dhow lix milyan oo doolar

Laacibka reer Arjentina Diyeego Maradoona ayaa shaaca ka qaaday in naagtiisii hore ka xaday lacag gaaraysa lix milyan oo doolar. Marradoona oo waraysi siinayay telefishan madax banana ayaa k sheegay naagtiisi hore tuugag I dhamaysay. ”Hadii ay samaysay waxa aan ka baqayno in ay samaysay waxaan ka xumahay in ay jeel tagi doonto ayuu yiri 54 jirka reer Arjentina.

Maradoona yo naagtiisaa hore ayaa caruurnimo meel ku soo wada korey iyagoo faqiiriina intii aan Maradoona noqon laacibka Arjertina iyo aduunka.

Waxase taageeraya hooyadood labadeeda gabdheed oo ku difaacay gobarta bulshada ee Twitter sheegayna in hooyadood tahay bilaa dambi.

Maradoona ayaa koobka kubada cagta aduunka u qaaday dalkiisa sanadii 1986 waxana la isku raacay in uu yahay ninkii ugu laacibsanaa aduunka.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.