X

ARAG waraysigii loo jilba laabtey Prof Axmed Samatar ee uu ku haftey suaalaha badankooda oo dhamaystiran

Prof Axmed Samatar ayaa ku haftey ama dhex fadhiistey suaalo badan oo muhiim ah kuna saabsan fikirka hadda uu watto ee ku salaysan in uu reer Abtigii ku raacan yahay gooni goosadka. Prof Axmed SAmatar ayaa suaalaha badankooda u baahdey khabiiro taariikhda ku takhasusey maadaama uuna jawaab haynin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.