X

Maraykanka oo askar aan loo baahneyn dib inoogu soo celinaya

Wasaarada gaashaandhiga Maraykanka ayaa wada qorshe ay dib inoogu soo celinayso askar aan loo baahneyn xilli dalku welli qaban doorashada madaxwetyynaha oo ay qayb weyn ka yihiin dib u dhaceeda.


Kooxda Xalane ee Maraykanku kow ka yahay ayaa qas weyn ka wada dalka, waxayna dhinaca Woqooyi keeneen Taywaan oo ah gobol gooni goosada oo ay iyagu wataan hubka ugu badana siiyaan.


Askarta uu Maraykanku dib inoogu soo celinayo xilli ayna dawlad kale welli dhalan ayaa loo arkaa mid amar ku taagleyna isagoo isleh cid aad kala tashataa ma jirto, dawlada hadda jirtana waxay ku jirtaa doorasho ayuu yiri Cali Calasow.



Waxa la gaaray xilligii askartaan ku naaxday dalka laga saari lahaa oo ay kow ka yihiin kuwa Maraykanka oo si caadiya ugu tababarta dalkeena siiba dhinaca diyaaradaha aan is wadin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.