Washington–Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Yaman oo amaanku sii xumaanayo ay kala baxayso askarteeda sida khaaska ula dagaalama argagixisada. Xaalada dalka ayaa gashay meel halisa iyadoo xoogaga Xuutiyiintu balaadhiyay xukunkooda halka Sucuudiguna hubeynayo argagixisada.
Ciidamadan oo howlgalo gaar ah ka fulinaayay wadanka Yemen ayaa laga duulinayaa saldhiga cirka ee al-Anad ee ku yaal gobolka Lahj.
Daadgureynta ciidamadan ayaa waxa ay timid maalin kadib markii labo masjid oo ku yaal magaalada Sanca lagu diley qaraxyo ismiidaamin dad tiradoodu ka badan tahay 130 ruux, waxaana qaraxyadaa sheegtay dhiimiiratada Daacish (IS).
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay