X

Maraykanka oo dagaal xaalufin ah ka bilaabay Soomaaliya

Maraykanka oo dagaal xaalufin ah ka bilaabay Somaliya. Dalka ayaa ku fadhiya balaayiin doolar oo isugu jirta macdan, saliid iyo gaas dabiiciya. Somaliya ayaa noqon karta dalalka ugu taajirsan aduunka.


“Habeen kasta 3-da habeenimo dayuurado kuwa xamuulka ah oo uu Mareykanka leeyahay ayaa isku dhaafa Garoonka Muqdisho iyo kan Balidoogle iyagoo mugdiga ku gambanaya una socda meelo aan la aqoon,konteenaro min 40 Ft ah ayaa sidoo kale laga soo daabulaa Buur Xakaba ilaa Baraawe waxa ay xadayaana waa macaadin” ayuu yiri Siyaasiga Faarax Macalin


Taas ka sokow waxa la cadeeyay sawirana uu qaaday dayaxgacmeed meel ka tirsan Somaliya oo ay joogaan gaari xamuula oo buuxa iyo askar agjoogta.

Gaari waxa saarnaa ayaa la ogaadey inay tahay macdan dalku u baahan yahay. Waxase Maraykanku ku jiraa olole uu dalka uga xaalufu=inaayi macdanta.

Ma jirto wax wara oo ka soo baxay sirdoonka Somalida,. Farmaajo oo sita dhalasho Maraykana ayaan la fileyn inuu soo farageliyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.