Muuqaalkan hoose oo ay duubeen telefishan uu leeyahay dalka Muslimka ah ee Abkhazia kana tirsan Ruushkii hore ayaad ku arkaysaa dugsiyada ardayda oo argagixisadu ka dhigatey goob ay dadka ku qashaan.
Waxa kale oo ay argagixisadu ka yaaceen hub iyo gaas ay ku weerari jireen ciidanka Siiriya iyo shacabka oo aad u badan, waxayna waayeen fursad ay ku baxsadaan.
Argagixisada ayaa lagu dumiyay guri kasta oo at dhufeys ka dhigtaan. Guryahan ay ku jiraan ayaa ah kuwo at ka barakiciyeen dadkii deganaa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay