X

Maraykanka oo Itoobiya ka baryay inay hakiyaan weerarka

Maraykanka oo saxaafadiisu marjkasta sheegto in Tigreegu u soo jiro caasimada saacado yar ayaa hadda ka barayaya in Itoobiya hakiso dagaalka ay ku wado dabargoynta Tigreega.



”Waxaan ugu baaqaynaa Itoobiya inay hakiso weerarka ay ku hayso Tigreega oo wadahadal la galo ayuu yiri wasiirka arimha dibedda oo ka mida ragga qaska ka wada geeska Afrika.


”Waxaan ognahay in maamulka cusub ka xun yahay nabada iyo horumarka ka socda geeska Afrika sidii Cabi Axmed u qabtey xukunka dalkaasi kadibna heshiis la galay Eritariyaa yuu yiri Xuseen Warsame.

Wuxu dhinaca kale ciidan u dhisayaa Kiiniya oo dhawaan weyday ku qabsashadii ay Somaliya ku haysatey baddeeda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.