X

Maraykanka oo ka baqay inuu toos u eedeeyo dhaxal-sugaha Sucuudiga

Warbixin muddo la qarinayay ayaa shaaca ka qaaday inuu dhaxalsugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan uu armey dilka saxafiga Khasuuqi oo sirdoonkiisu ku diley Turkiga xilli uu warqad furiina u doontey safaarada Sacuudiga.


Maxamed bin Salmaan ayaa diidey inuu gacanta Turkiga u soo geliyo ragga lagu tuhunsan yahay inay dilka fuliyeen. Xagjir Taram ayaa isagu dabooley dilka saxafigaas.

Madaxweynaha cusub ee Maraykanka ayaa isaguna ka baqay inuu si toosa u eedeeyo dhaxalsugaha hadda si toosa u maamula dalkaasi Sacuudiga oo la yimi isbedelo waaeyn inkastoo dagaal xasuuqa ka wado Yaman.


DhaxaL-sugaha Sacuudiga ayaa isaguna beenityay warbixinta muddada dheerla ogaa kuna tilmaamey midan waxba ka quseyn. Jacaylkii Khasuuqi ayaan marnaba heli doonin cadaalad.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.