X

Suuriya oo si xun u cambaareysay weerar Maraykanku ku qaaday xadkeeda

Dawlada Suuriya ayaa si xun u cambaareysay weerar qaawan oo madaxweynaha cusub ee Maraykanka ku qaaday dalkeeda isagoo ku andaconaya inuu Iiraan digniin u dirayo.


Maraykanka ayaan welli aan ka bixin Suuriya isagoo ku fadhiya goobaha dhaqaalaha ee dalkaasi sida saliida. Weerarkan fuleynimo ayaan la ogeyn cida ku dhimatey isagoo Joo Baydan ku andacoonayo inuu diley xubno ka tirsan sirdoonka Iiraan.


”Wuxuu ahaa weerar fuleynimo oo si toosa loogu soo xad gudbey qaranimada dalka Suuriya ee maahan wax Iiraan wax ka ogtahay ayaa lagu yiri qoraal kulul oo ka soo baxay Suuriya.

Suuriya ayaa wacad ku martey inay dalkeeda ka saarto wadamada Maraykanka, Yuhuuda, iyo Turkiga oo joogo qaybo ka mida bariga ee dalkaasi.

Rashiid ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.