X

Maraykanka oo ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn iyo tirada

Maraykanka ayaa ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn dalkaasi. War ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in 500 oo Somali loo kordhiyay mudada ay sii joogi karaan dalka.


Mudadaas oo ah 18 bilood lamana sheegin in loo sii kordhin doono iyo loo sheegi doono inay dalka ka baxaan. Waxa talaabadan loo qaaday ayay yiraaheemn ayadoo dalka welli ay ka jirto xasilooni la’aan.

Talaabadan lopogu kordhiyay tirada Somalida ayaa imaanaysa ayadoo xildhibaanada laga soo doorto magalooyinka ay Somalidani degan yihiin ay olole weyn u galeen inayna xaq ahayn in dadkaan la celiyo.


Trump ayaa joojiyay kordhinta sharciga aan joogtada ahayn markii uu xukuynka yimi. Wadamada dadkooda lasga saaray dalka oo haystey sharcigaas aan joogtada ahayna ay ka mid ahaan Suudaan, Honduuras, Hayti, Nikaragwa iyo Elsavador oo dhamaantood ah Maraykanka Koofureed.

Kooxaha u dooda Somalida ayaa shegay inay kaxumaadeen in Truymp aanu dib u eegin sharcigan aan joogtada ahayn meeshana ka saarin laakiin uu kordhiyay kaliya mudada ay sii joogi doonaan.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.