X

Ku xigeenka Faysal Waraabe oo qaba in Awdal saami ka maqneyn laakiin wax ha akhriyaan

Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa qaba in Awdal saami ka maqney laakiin ay u baahan yihiin inay wax akhriyaan. Buuni ayaa qaba in  reer Awdal qalin iyo bug ay qaataan taas uu ku yasayo caqliga reer Awdal ee wada og inay dhacan yihiin oo looga faaiideystay magaca Somaliland in daaro lagu dhisto cashuurtooda.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2tfzvQbW2ps[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.