November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maraykanka oo ka gariirey hub culus oo Woqooyiga Kuuriya kaga gariirey buuraha

Maraykanka ayaa waxa ka soo baxay cabaad aad u dheer kadib markii Woqooyiga Kuuriya at tijaabisey kuna guulaysatey hubka culus ee Nukliyeerka oo buuraha Kuuriya si adag u gariireen.

Woqooyiga Kuuriya ayaa geesinimo ka muujisay in ay dalkooda ka difaacaan gumeysiga casriga ah ee haysta hubka Nuliyeerka horena ugu gumaadey Jabaan.

Tijaabada cusub ee hubkan uu tijaabiyay Woqooyiga ayaa awoodiisa wax burburin ay ka wayntahay lix laab tii Maraykanka uu weeraray Jabaan kuna dilaan kumanaan dada.

th9TDSAF8IthO8CJ85XT

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS