X

Maraykanka oo kordhin doona tirada qaxootiga ee ay qaadanayso

Kadib markii xagjitr Taram uu weerar toosa ku qaaday wadamo Muslimiina una diidey dal-kugalka Maraykanka joojiyayna qaxooti badan oo khad u soxcday ayaa warar hoose shegayaan in Yusuf Baydan uu kordhin doono tirada imaanaysa.


Waxa la filaya in Madaxweynaha cusub uu kordhiyo tirada soo galaysa dalka oo hadda ah 15,000 sanadkii laga dhigi doono 125 kun oo qof, taas oo la rabo in gobolo badan dad loogu sameeyo.

Baydan oo isagu u janjeedha dhinaca dadka cadaanka aan ahayn taageerada ugu badana ka hela dadk aan cadaanka ahayn ayaa dadka so gala iyo caruurta ay dhalaanba taageeri doonaan xisbiga dimoqraadiga.


Inkastoo labada xisi ayna jirin wax sidaas u weyn oo hadda labaduba siyaasadoodu dhexdhexaad timi ayaa waxa lagu hirdami doonaa soo dhaweynta dadkaa cusub.

Madaxweyne Yuusuf Baydan ayaa la filayaa uinuu ku dhawaaqo siyaasadiisa cusub markuu xukunka la wareego.

Rasghiid ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.