X

Maraykanka oo kordhiyay duqeymaha uu ka gaysto Somaliya mudaddii

Ciidamada Maraykanka ayaa lagu eedeeyay inay si xawliya u bilaabeen duqeymaha ay ka gaystaan Koourta dalka muddadii Xasan Culusow lagu soo celiyay markale maamulka. Xasan Culusow ayaa si caadiya uga amar qaata xerada Xalane maadaama ay qayb weyun ku lahaayeen ololaha doorashadiisa.


”Hadda ma jirto cid la xisaabtanta duqeymaha uu Maraykanku ka wado gobolada dhexe iyo Koofurta dalka ayuu qabaa Cali Calasow waxana u dambeeyay kuwo uu ka gaystey gobolka Hiiraan.

Waxa had iyo jeer uu marmarsiiyo ka dhigtaa inuu beegsanayo argagixisada, waxaanse ognahay in argagixisadu duur socon ee ay ku dhex dhuumato dadka shacabka dhexdiisa, guryaha dadka ay barakiciyeena rasaasta ka soo rido ayuu raaciyay Cali Calasow.



”Ma qabo in Somaliya u baahan tahay Maraykan ku barbarta dalka iyo dad shiciba oo bilaa ;a dilayao ayuu yiri Xuseen Warsame. Nasiib daro ma jirto cid u adeegaysa shacabka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.