X

Maraykanka oo markab dagaal dib ugala noqday badda madow kadib baqdin

Maryakanka ayaa badda madow ee u dhaxaysa Ruushka iyo wadamada kale ee Koofurta Yurub dib ugala noqday maraakiib dagaal baqdin awgeed sida ay sheegeen danjireyaasha Turkiga. Maraakiibtan oo aan la garanayn waxay u socdeen ayaa waxa markiiba dul heeheebay diyaaradaha Ruushka.

Xiisada ka taagan Yukarayn iyo Ruushka ayuu islahaa Maraykanku ku cadaadi Ruusgka laakiinse waa u noqon wayday maadaama aanu waxba ka qaadi karin Ruushka oo daqiiqo ku burburinaya maraakiibtaas.

Yukarayn ayaa iyadna ay la soo gudboonaatey baqdin ah in Ruushku soo galo dalkeeda haddii ay weerarto dadka Ruushka ah ee ku nool bariga Yukarayn oo hadda maamula dhul balaaran oo jaar la ah Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.