X

Maraykanka oo qas ka wada bariga iyo geeska Afrika sheegayna inay Kiiniya hubeynayaan

Madaxweynaha Marayanka ayaa qas caadiya ka bilaabay bariga iyo geeska Afrika asagoo sheegay inuu hubeynayo Kiiniya xilli Somaliya ay ku hayaan cunaqabatayntii ugu adkayd.


Intii uu xafiiska la wareegay wuxuu toos u weeraray madaxda iyo dawlada Itoobiya ee Oromadu haysato, wuxuuna si toosa u caawiyaa falaagada Tigreega ee la garaacay.

Tigreega ayuu qabaa inay isku diin yihiin uuna aaminsan yahay in xukunka laga tuuro raiisal wasaaraha hadda Cabi Axmed oo reer Koofureeda xaqna u leh inay maamulaan dalka muddo 30 ah.


Wuxuu hadda sheegay inuu Kiiniya hubeynayo ayadoo ujeedadu tahay in Kiiniya awood u yeelato inay difaacdo badda ayna ku guulaysan doonin inay sii sheegtaan.

Wuxuu la baxay askartiisii joogtey Somaliya wuxuuse markiiba dib ugu soo celiyay Balidoogle asagoon kala tashan dawlada Somaliya.


”Waxaa la gaaray xilligii Somaliya ay go’aan ka qaadan lahayd askarta ajaanibta ee joogta dalka ee runtii aan loo baahneyn ayuu yiri Cali Calasow. Waxaan rajaynayaa in madaxweynaha hadda jooga uu mar labaad soo noqdo bi idni Allah.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.