X

Maraykanka oo Ruushka kula xifaaltamaya dekedaha Suudaan

Waxa shalay ku soo xirtey dekeda Suudaan markab uu leeyahay Ruushku oo ay saaran yihiin gantaalada ridada dheer iyo kuwa lagula dagaalamo maraakiibta kale. Ruushka ayaa heshiis kula galay Suudaan inay isticmaalaan badooda muddo sanado ah kana dhigtaan meel ay ku soo xirtaan maraakiibtooda u kala socota aduunka.


”Waxayaabaha Maraykanku uga qaaday cunaqabataynta Suudaan ayaa waxa ka mid ahayd markuu arkey Ruushkii oo dib u soo degaya Afrika ayuu yiri Xuseen Warsame wuxuuna kula gorgortamay xagjir Taram inay Yuhuuda la xirtaan.

Haddaba waxa maanta isla dekedaas qaybteeda akle ku soo xirtey markab ay leeyihiin oo algu sheegay inuu xoojinayo iskaashiga u dhexeeya labadaaba ciidan.


Suudaan ayaa ah dal gaajo ah oo maamul xumo hadda ka taagan tahay mana muuqato inay haysato dawlad adag ama dawlad la isku halayn karo.

Si kastaba ha ahaatee waxaan shaki ku jirin in Ruushka dib u soo degaya Afrika ay keeni karto in Somaliya dib loogu dagaalamo xeebaheeda iyo kheyraadkeeda dihan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.