X

Yaman oo gantaalo ku garaacday Sacuudiga iyo khasaare ay gaarsiisay

Gantaalada ka dhaca diyaaradaha aan la wadin ayaa dawlada Yaman ku garaacday magaalada Jisaan ee u dhow xadka labada dalka. Maaha markii ugu horeysay ee ciidanka dawlada Yaman ay garaacdo deegaanada ku teedsan xadka labada dal.


Sacuudiga oo diyaaradaha ay u wadaan Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa bartilmaameed ka dhigta dugsiyada, malcaamadaha iyo warshadaha yaryar ee dalkaasi una gaystey burbr laxaadle.

Shacabka Yaman ayaa la tacaalaya burbur xoogan oo dhaqaale iyo barakac soo wajahay kadib markii Sacuudigu u adeegsaday duqeymo iyo weerar joogta.


Weerarka gantaalaha ayaa Sacuudigu qirtey inayna jirin dhimasho laakiin uu jiro khasaare hanti iyo dhaawac soo gaaray 8 qof.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.