Muqdisho–Maraykanka ayaa dib uga furaya safaaradiisii Muqdisho iyadoo manta la keenay baabuurta aan rasaastu Karin ee inta badan lagu qaado madaxda dalka.
Diyaarad weyn oo kuwa xamuulka ah ayaa maanta duhurkii ay labo baabuur ay ka soo dejisay, iyadoo saraakiil ka howl gala garoonka diyaaradaha Aadan cadde ay inoo xaqiijiyeen in baabuurtan ay yihiin kuwii ay isticmaali laheyd Safaaradda Mareykanka.
Dowladda Mareykanka ayaa bishii Febraayo waxay si rasmi ah Safiir ugu soo magacawday Soomaaliya, muddo 24-sano kadib, waxaana loo magacaabay Haweeney muddo ka shaqeyneysay Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka oo lagu magacaabo Katherine Dhanani.
C/llaahi Warmooge, nagala soo xiriir araabimedia@gmail.com iyo araabinews/facebook
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay