Maraykanka ayaa sheegay inay la wareegeen maamulka garoonka diyaaradaha ee Kaabuul oo ay ku qulqulayaan dadkii ugu badnaa ee ka ordaya dhiigmiiratada Taalibaan oo loo baneeyay dalka shalay oo Axada.
”Garoonka ayaa waxa hadda ku qulqulaya dadkii ugu badnaa oo intooda badan dad u dhashay Afqaanistaan iyo weliba ajaanibta dalka ku sugan waxan al sheegayaa in sadex qof ku dhinteen rasaas la furey fowdo kadib ayuu yiri afhayeen u hadlay Maraykanka.
Waxaan madaarka ku haynaa dhamaan shaqaalihii safaarada oo aan ugu yaraan ka saari dalka iyo weliba kumanaan u dhashay Afqaanistaan oo naftoodu halios ku jirto.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay