X

Maraykanka oo soo saaray qoraal uu si toosa ugu qasaya dalka

safaarad

Waxa yaaba in kolba qoraal lagu soo qorayo meelo kale duwan oo Maraykanku ku leeyahay aaladaha baraha bulshada, markana waxa uu ku muujiyay qaska uu ka wado dalka qoraal uu soo dhigey magaca ”xafiiska arimaha Afrika”.


Wuxuu isticmaalay erayga ”iskuday shaqo joojin” oo lagu sameeyay Maxamed Xuseen Rooble. Wuxuuna intaas raaciyay inay talaabo ka qaadi doonaan cida wax qasaysa oo aad garanaysaan halka uu u jeedo.

Waxa qoraalka uu hoos dhigey qoraaal kale oo safaaradiisa Xalane soo saartey oo ay ku sheegayso in la dedejiyo doorashada. ”Waa la ogaa awal inay rabeen inay ridaan Farmaajo wax qarsoona maahayn laakiin waa haddii shacabka Somaliyed ka yeelaan ayuu yiri Cali Calasow.


Dalkan waxaan shaki ku jirin in kooxda Xalane si fiican u qasayso, haddana waa ka sii darayaan jaa waxaba lga xirey albaab ay ka so gelin jireen hubka iyo waxay rabaan. ”Waxay rabaan in albaabkaas dib loogu furo ayuu yiri Xuseen Warsamne waase habeenkii xalay tagay.



Si kastaba ha ahaatee dalka waxa madaxweyne ka ah madaxweyne Farmaajo inta la helayo cid bedesha amarkiisa ayan asocda kamana gaban doono inuu talaabo ka qaado kooxda Xalane fadhida.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.