Doorashadii ugu adkayd ayaa maanta ka bilaabmaysa dalka Maraykanka iyadoo wadamada aduunka badankoodu raacsan yihiin Hillary xaga wadamo ay ku jirto Yuhuudu raacsan yihiin jaahil Trump.
Trump oo la hadlayay gobolka ay degan yihiin Somalidu ayaa sheegay in Somalidu iska soo galaan isla markaana guryo la siiyo. Jaahil Trump ayaa si cunsurinimo ah u hadlay isagoo og in aanu hal cod ka helayn.
Doorashada maanta ayaa ah mid si aada loogu loolamayo, waxana la filayaa in ay habeen dambe ay guushu raacdo Hillary oo helaysa codadka dadka madow iyo kuwa Latin America oo hadda haya dheeliga codadka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay