Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa sheegtay inay welli xabad joojinta ay iclaamisay u socoto sidii loogu talogalay oo ayna jirin falaago halis ku ah amniga iyo dhaqdhaqaaqa dalka. Dhinaca kale Maraykanka oo taageersan falaagada Tigreega ee la burburiyay milatari ahaan ayaa ka digey in la dulmaro gobolka Tigree.
”Haddii aad dulmaraysaan ku socda masaafo aad u dheer oo gaaraysa ilaa 10kun oo mitir ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay hogaanka Marayanka ee Afrika. Falaagada ayaa sheegatay inay diyaarad Itoobiya leedahay soo rideen taas oo ayna keenin cadayn.
Waxa la rumaysan yahay in Maraykanku sidanuyeelayo maadaama uu siinayo Tigreega hubka lidka diyaradaha. Falaagada Tigreega ayaa dhintey milatari ahaan mana haystaan hub casri ah oo ay ku soo ridi karaan diyaarado.
Buuntada Axmaaradu jartet
Dhinaca kale Axmaarada ayaa jartey buundo isku xirta labada gobol ee Tigreega iyo Axmaarada si falaago Tigree ah uga soo gudbin halkaas, waxana ka qayliyay reer galbeedka oo sheegay inay wax u dhimayso gargaarka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay