X

Maraykanka oo u soo xadhka xidhey inuu Shiinaha kula dagaalamo Somaliya

Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe iyo kuwo ay ka wax degaan ayaa dhinaca kale waxa magaalada yimi wafti ka socda Maraykanka oo ujeedadoodu tahay inay soo eegaan garoonka iyo saldhiga Berbera.


”Waa marka horee waxay u socdaan inay soo eegaan madaarka magaalada Berbera waxayna ka socdaan waaxda wasaarada gaashaandhiga, waana kuwa gudbinaya xogta madaarkaan Berbera ayuu yiri Xuseen Warsame.


Waxa la ogyahay in Maraykanku rabo inuu Shiinaha iyo Ruushka kula dagaalmauo Somaliya uuna rabo inuu askartiisa keeno maamulkan burburka ku dhow una yeelo sumcad aan jirin sida ay haddaba beenta uga qoraanm beentaas oo u badan inay yihiin waxa ay ugu yeeraan gobol dimoqraadiya ayuu raaciyay Xuseen Warsame.


Maadaama ay keensadeen Xasan Culusow waxay si degdega u rabaan inuu afka u furo halkaana sumcad kale ka sii helaan maamulka horjooge Muuse Biixi oo aan wax taageero ka haysan dadka beesha dhexe.

Iyaga waxa u daran madaarka Berbera iyo saldhig ay ka samaystaan. Waase farogelin qaawan haddii Maraykanku bilaano hubeynta qabiilada Somaliya sida kan horjooge Muuse Biixi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.