X

Ugu yaraan 5 qof oo ku dhimatey rasaas Muuse Biixi ku foorariyay

Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ugu yaraan 6 of oo shacaba oo banaanbax ka dhigayay magaalooyinka beesha dhexe sida Hargeysa, Burco iyo Sanaag qaybo ka mida.


Horjoogahan oo diiday inuu qabto doorashadii beesha ee lagu balamay bisha Noofembar ayaa askar jufadiisa ah si hoos ahaaneed dadka shacabka ah rasaasta ugu furtey, ayagoo u arka kuwo si jufo ahaana maamulka ka ridanaya.


Maamul jufeedkan uu hadda Maraykanku faraha la soo galay ayuu rabaa inuu ka dhigto saldhig uu uga duulo Ruushka iyo Shiinaha. Xisbiyada beesha dhexe ayaa banaanbaxan ka soo wada qayb galay.



Tirada dhaawaca ayaa iyadu ciidaa ka badan ayadoo Faysal Waraabe sheegay in loo diidey in laga daaweeyo isbitaalka magaalada Hargeysa oo ay dhistey dawladii qaranku.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.