Maraykanka ayaa wax ka yiri arin ka socon weyday oo la xiriirta Suudaan. War kasoo baxay Xukuumadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in dawladda Suudaan ay xalisay dhammaan waxyaabihii lagu eedeeyay.
Wuxuu go’aansadey in uu qaado cunaqabateynta Dhaqaalle ee uu saaray asagoo weliba amrey in la soo qabto madaxweynaha dalkaasi Cumar Xasan Al-Bashiir.
Dalka Suudaan waxaa saarnaa cunaqabatayn ganacsi iyo xayiraado kaleba. Madaxweyne Obama ayaa bilaabey in Suudaan laga qaado cunaqabataynta saran.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay