X

Maraykanka oo yiri maxaa la iiga isticmaalay ciidanka Danab ee aan tababaray

Nin magaciisa diidey inuu sheego oo u hadlay safaarada Maraykanka ee teendhadu uga dhisan tahay Xalane ayaa sheegay inay ka gubteen ciidanka ay tababareen oo wasaarada gaashaandhiga Somaliya hawl qaran ugu dirtey Guriceel.


ā€¯Waxaabu taagan yahay maxay u isticmaaleen ciidanka ayuu yiri Cali Calasow noomana sheegayo in ciidanku Somali yahay iyo inayna ahayn ayuu raaciyay.

Farogelintan qaawan ee lagu hayo ciidanka qaranka ayaa sharaf dhac ku ah waxaadse is weydiin kartaa cida ka codsatey markii horeba in loo tababaro ciida.


Dawlada Somaliya oo doorasho ku jirta ayaan hadda ka hadli karin xad gudubkan, inkastoo Maraykanku aanu rabin in Farmaajo markale soo noqdo, mar arko wax looga aamuso dulinimadan ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.