X

Horjooge Muuse Biixi oo markale beegsaday dadka reer Koofur Galbeed ee Burco degan

Horjoogaha cuqdada Somalidu googaysay ee Muuse Biixi (Muuse Handaraab) ayaa faray booliiska Burco inay beegsadaan qabiilka Raxanweynta ee degan Burco. Waxa warkan sheegay taliyaha booliiska ee magaalada Burco.


Taliyahan oo aan si niyada uga hadlayn Somalidan horjooge Muuse Biixi si cuqdadaysan u raafayo ayaa yiri waxa jira Oromo iyo Axmaaro iyaguna Burco ku soo batey, ayagana waa in la eego.



Dadka reer Koofur Galbeed ee degan magaalada ayuu ku sheegay dad masaakiina oo degan xaafado gaara ayna hadda hayaan tirokoob ku filan. ā€¯Waxaan sugaynaa horjooge Muuse Biixi iyo xilliga uu amro in la bilaabo ayuu yiri taliyuhu.


Wuxuu taliyuhu intaa raaciyay inay jiraan Oromo iyo Axmaaro isku diley magaalada dhexdeeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.