X

Marka lagu ictiraafo ayaad dhul sheegan kartaa: Caaqil Garxajisa

Caaqil Garxajisa (Isaaq) ayaa Muuse Biixi u sheegay in marka lagu ictiraafo aad dhul sheegan karto. Wuxuu dhinaca kale ku nuux nuuxsaday in jufo kasta ciidankeeda la baxdo mar haddii Somaliland lagu kala tagey oo beelo gaara weerar lagu hayo.


Hadal uu jeediyay taliyaha ciidanka ee Muuse Biixi ayaa toos loogu weeraray beesha Garxajis.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.