X

Sanduuqii SDF oo waxoogaa ka soo gaaray Boorama

Shekh Xasan Daheeye ayaa dhul ugu deeqay goob laga samayn doono keyd biyo oo magaalada Boorama yeelan doonto. Magaalada ayaan helin kharashka gobolka loogu talogalay ee sanduuqa horumarinta Somaliland. Wasiir Koore ayaa ku faanay in wax lagu soo tuurey gobolka.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.