X

Markaan xukunka qabaney miisaanada dalku waxay ahayd 168 milyan: Xasan Cali

Dawlada uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Cali ayaa jirsanaysa sadex sanno, haddaba maxaa la oran karaa way ku guulaysteen mudadaa yar ee sadexda sanno ee wax badan la qaban Karin hawsha iyo burburka taala awgiis.


Markaan dalka madax ka noqotey waxa taalay miisaaniyad lagu qoslo oo gaaraysa 168 milyan ayuu yiri Xasan Cali haddana waa 470 milyan. Lacagtaa 168 milyan ahayd waxa badankeeda fadhiga ku cuni jirey xildhibaano ku sheega.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.